HomeWararQM oo tiro-koob ka soo saartay Khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Gaalkacayo.

QM oo tiro-koob ka soo saartay Khasaarihii ka dhashay Dagaalkii Gaalkacayo.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

  Xafiiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka Hawlaha Samafalka (OCHA) ayaa sheegtay in ay 40,000 oo qof ku barakaceen dagaalkii Sabtidii hore ka dhacay magaalladda Gaalkacayo. Warbixinta OCHA ayaa la sheegay inuu asaas u yahay Warar laga helay Hay’addaha aan Dowliga ahayn (NGO)-yadda ku sugan magaalladda Gaalakacayo. Afhayeenka QM, Stephane Dujarric ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Xafiiska QM ugu qaabilsan Isku-xirka Hawlaha Samafalka (OCHA) ayaa sheegtay in ay 40,000 oo qof ku barakaceen dagaalkii Sabtidii hore ka dhacay magaalladda Gaalkacayo.

- Advertisement -

Warbixinta OCHA ayaa la sheegay inuu asaas u yahay Warar laga helay Hay’addaha aan Dowliga ahayn (NGO)-yadda ku sugan magaalladda Gaalakacayo.

Afhayeenka QM, Stephane Dujarric ayaa hadalkaasi ku sheegay Shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Xarunta QM ee magaalladda New York, wuxuuna xusay inay in  ka badan 30 qof lagu dilay dagaalladaasi u dhexeeyey Ciiddanka Galmudug iyo kuwa Puntland.

“NGO-yadda Maxaliga waxay bixinayeen Daryeel Caafimaad oo Wareega (Mobile Health Care), Biyo iyo Adeegyadda Nadaafadda” ayuu yiri Afhayeenka QM, Stephane Dujarric.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Afhayeenka QM waxa uu sheegay in dhmaan Hay’adaha QM iyo kuwa Calaamiga waxaa si KMG looga raray Gaalkacayo, sababo dhinac Dagaalka.

Waxa kale oo uu ka hadlay Xaalladda Aadminimo ee Somalia, wuxuuna xusay in dad tiradoodu dhan tahay 4.9 million oo qof u baahan yihiin in la kaalmeeyo, halka 1.1. million oo kalena ku baracaeen gudaha Somalia.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts