HomeWararSafiirka Kenya u joogay Sacuudiga oo dhaawacmay

Safiirka Kenya u joogay Sacuudiga oo dhaawacmay

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

Danjiraha Kenya u jooga Sacuudiga, Ambaasador Mohamed Mohamoud ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla caasimadda dalka Sacuudiga ee Riyadh, kadib, markii uu shalay galay Shil gaari.

Danjiraha ayaa la sheegay inuu ka dhaawacmay Madaxa iyo Garbka, kadib, markii gaari ku socday si  xawli ah uu jug siiyey Safiirka.

Shilka ayaa waxaa la sheegay inuu dhacay xilli uu ka sii rawaxayey Xafiiskiisa, waxaana lagu soo waramayaa inay haatan xaalladiisa caadi tahay, walow uu weli ku jiro Isbitaalka.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories