HomeWararMucjiso: Mataano mid madax leh oo uu ku sii dhex jiro mid...

Mucjiso: Mataano mid madax leh oo uu ku sii dhex jiro mid aan madax lahayn !!!

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Mucjisooyinka Rabbi waa Arrimo Ku-waano qaadasho mudan, waxaana qofka kasta ku habboon inuu Rabbi kaga mahadceliyo Nimcadda ay caafimaadka ka mid tahay ee uu siiyo. Dhakhaatiir ku sugan dalka India ayaa ka fekerayo sidii ay qaliin ugu samayn lahaayeen ilmo yar oo dhashay 7 maalmood ka hor. Ilmahaasi sida aad ka aragtidaan Sawiradda waxay isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

MUCJISO 5555Mucjisooyinka Rabbi waa Arrimo Ku-waano qaadasho mudan, waxaana qofka kasta ku habboon inuu Rabbi kaga mahadceliyo Nimcadda ay caafimaadka ka mid tahay ee uu siiyo.

MUCJISO 4444
Dhakhaatiir ku sugan dalka India ayaa ka fekerayo sidii ay qaliin ugu samayn lahaayeen ilmo yar oo dhashay 7 maalmood ka hor.

- Advertisement -

Ilmahaasi sida aad ka aragtidaan Sawiradda waxay isku naba yihiin si Mucjiso ah, waxaana adkaan karta sidii loo kala saari lahaa, waayo mid ka mid ah madaxiisa waxay ku dhex jiraan Uur-jiifta mid kale.

Dhakhaatiirta waxay sheegayaan inay doonayaan in qaliin ku kala saaraan Mataanayaasha, balse ay ka baaraan degayaan inta aysan kudhaqaaqin Qalinka.

Hooyadda dhashay ilmahaasi oo magaceeda lagu soo koobay Laxshmi oo 24 jir ayaa waxay ku nooshahay Tuullo ku taalla Gobalka Tamil Nadu ee dalka India.

- Advertisement -

Bishii November 25-dii ayey si caadi ah ugu foolatay Xarun Caafimaad o oay Dowladda leedahay, wax yar kadibna waxaa Mataanayaasha loo soo gudbiyey Machadka Caafimaadka Carruurta (the Institute of Child Health (ICH)  oo ah Isbitaal Dowladeed oo ku yaalla Chennai.

Cunuga mataanaha u muuqda waxa haatan lagu hayaa Qeybta Daryeelka Gaarka ee Isbitaalka, waxayna Dhakhaatiirta filayaan inay goor dhow qaliin ku sameeyaan Miskaha carruurtaasi.

Kharajka Qaliinka ayaa ah mid Samafal, iyadoo qoyska ilmaha dhalay yihiin dad sabool ah oo aan tahli karin inay helaan nolol-maalmeedkooda, iskaba daa kharajka Isbitaalka

 © Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts