HomeWararMadaxweyne Gaas oo oggolaaday Heshiiska Nabadda, balse diidan La-kulanka dhigiisa Galmudug.

Madaxweyne Gaas oo oggolaaday Heshiiska Nabadda, balse diidan La-kulanka dhigiisa Galmudug.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Madaxweynaha Puntland, C/weli Gaas oo barqanimaddii maanta Kulan la yeeshay Odayaasha Dhaqanka ee Waqooyiga Gaalkacayo ayaa oggolaaday Heshiiska Nabadda Gaalkacayo, oo uu Ra’isul-wasaare Omar Abdirashid soo bandhigay.

Heshiiskaasi waxaa horey u oggolaaday Madaxweynaha Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed, waxayna kala yihiin qoddobadaasi:

  1. -Xabbad joojin
  2. Ciidamada oo la kala qaado
  3. Dadkii qaxay oo la soo celiyo
  4. Wada hadal dhab ah oo la galo

Dhinaca kale, Madaxweyne Gaas ayaa weli ka biyo-diidsan inuu si toos ah ula kulmo Dhigiisa Galmudug, inkastoo ay haatan Ergo Caalami ah cadaadis ku saarayaan sidii uu u oggolaan lahaa Wada-xaajood uu la galo C/kariim Guuleed.

Wafdiga Caalamiga ee Gaalkacayo gaaray waxaa ka mid ahaa Nicholas Kay, Ergayga EU-da ee Somalia, Safiirka Britain u joogta Somalia, Jeneral Gabre iyo Madax ka socota Ururka IGAD

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories