HomeWararNicholas Kay oo Madaxweyne Gaas cadaadis saarayo.

Nicholas Kay oo Madaxweyne Gaas cadaadis saarayo.

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...
Ergayga Gaarka ee QM ugu qaabilsan Arrimaha Somalia ee xilka ka sii degayo, Nicholas Kay iyo Diplomaasiyiin kale ayaa maanta gaaray magaalladda Gaalkacayo.
Ergadda la socota Nichola Kay waxaa ka mid ah Ergayga Gaarka ee EU-da ee Somalia, Michele Cervone D’urso, waxayna doonayaan inay Madaxweynaha Puntland ku qanciyaan inuu oggolaado inuu la kulmo dhigiisa Galmudug, C/kariim Xuseen Guuleed.
Ergadda Beesha Caalamka, waxay kaloo  halbeeg ku sameeyaan Aragtida Madaxda Puntland iyo Galmudug ee  ku aadan Dagaalka Gaalkacayo iyo sidii lagu gaari lahaa  xal dhamaystiran.
Dhinaca kale, booqashadda Wafdiga Beesha Caalamka ku tageen Magaalladda Gaalkacayo ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo ay Israsaasayn ka socoto halka loo yaqaano Cagaar-weyne ee Xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Gaalkacayo.
© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories