HomeWararProfessor Jamaacadeed oo Arday ku khasbay inuu cuno hilib dadeed oo la...

Professor Jamaacadeed oo Arday ku khasbay inuu cuno hilib dadeed oo la xukumay.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Maxkamadda Heerka Degmo ee Suwon ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa waxay maanta meelmarisay xukun 12-sanno oo horey loogu riday Profesoorkaasi oo 52-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu jirdilay mid ka mid ah Ardaydiisa, kadibna ku khasbay inuu cuno hilib Aadmi iyo inuu cabo kaadi. Maxkamadda waxay kaloo Xabsi  3 ilaa 6 sanno ku riday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Heerka Degmo ee Suwon ee dalka Koonfurta Kuurya ayaa waxay maanta meelmarisay xukun 12-sanno oo horey loogu riday Profesoorkaasi oo 52-jir ah, kaasi oo lagu helay inuu jirdilay mid ka mid ah Ardaydiisa, kadibna ku khasbay inuu cuno hilib Aadmi iyo inuu cabo kaadi.

Maxkamadda waxay kaloo Xabsi  3 ilaa 6 sanno ku riday saddex qof oo ku lug lahaa dhacdadaasi.

- Advertisement -

Dhibanaha falkaasi loo geystay oo 29-jir ah ayaa Maxkamadda u sheegay inay dadkaasi jir-dili jireen, isla markaana ay madaxa u gelin jireeen Bac ay ku buufiyeen Basbaas.

Waxa kale oo uu sheegay inay ku khasbeen inuu cuno hilib dadeed, iyo inuu cabo Kaadidooda oo ay dhalo ugu shubi jireen.

© Radio Dalsan                      

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts