HomeWarar(Falaanqeyn): Raashiya Iyo Turkiga oo isku bir tumanayo

(Falaanqeyn): Raashiya Iyo Turkiga oo isku bir tumanayo

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Xiisad Milliteri ayaa waxay ka dhex aloosan tahay Dowladaha Turkiga iyo Raashiya, kadib, markii ay Milliteriga Turkiga soo rideen Diyaarad Dagaal oo ay Raashiya leedahay, taasi oo la sheegay inay ku xadgudubtay Hawada Turkiga. Labada Dowladood ayaa isku muujinaya cadowtooyo, inkastoo ay Dowladaha Caalamka ku baaqayaan in xal Diplomaasiyadeed lagu xaliyo Shilkaasi. Milliteriga Turkiga waxay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xiisad Milliteri ayaa waxay ka dhex aloosan tahay Dowladaha Turkiga iyo Raashiya, kadib, markii ay Milliteriga Turkiga soo rideen Diyaarad Dagaal oo ay Raashiya leedahay, taasi oo la sheegay inay ku xadgudubtay Hawada Turkiga.

Labada Dowladood ayaa isku muujinaya cadowtooyo, inkastoo ay Dowladaha Caalamka ku baaqayaan in xal Diplomaasiyadeed lagu xaliyo Shilkaasi.

- Advertisement -

Milliteriga Turkiga waxay 20 Taangi u dhaqaajiyeen dhinaca Xuduudka dalka Syria.

Ilo dhinaca Milliteriga ayaa sheegayo in Taangiyadaasi lagu qaaday Tareen iyadoo ay la socdaan Ciiddanka Guutadda Gaashaaman, waxayna u jiheysteen Xuduudka Galbeed ee ay la leeyihiin dalka Syria.

Wararka waxay kaloo sheegayaan inay Turkiga 18 Diyaaradaha Dagaalka u direen si ay Tababar Ilaalo ah ugu soo qaataan meel ku dhow Xuduudka.

- Advertisement -

Ilo Milliteri ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka Anadolu Agency in Taangiyadda loo diray Degmadda Gazientep ee Koonfurta Turkiga, waxayna u sii gudbi doonaan dhinaca xuduudka Syria.

Dhinaca kale, Wasiirka Gaashaandhiga Turkiga,  Sergei Shoigu ayaa xaqiijiyey in Gantaalladda casriga ee Difaaca Cirka ee S 400 loo daabulayo dalka Syria ee ay colaaduhu halakeeyeen.

Waxa uu xusay in Taangiyadaasi la dhigayo Saldhiga Ciiddanka Raashiya ku leeyihiin Gobalka Latakiya ee dalka Syria.

Wargeyska The Daily Mail ee ka soo baxa London ayaa qoray in Diyaaradaha Raashiya ee wax bam-gareeya gelbin doonaan Diyaaradaha Dagaalka Raashiya inta ay ku guda-jiraan Hawlgalladda Duullimaadka ee gudaha dalka Syria.

Madaxweyne Valadamir Putin waxa uu sheegay in Markab dagaal loo soo diray Badda Mediterraneanka, si uu heeganku ugu ahaado haddii ay xaalladaha isbedelaan.

TURKISH TANKS SU 27 AND SU 30 26N_S400 TRIUMF.1

S 400

© Radio Dalsan   

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts