HomeWararMaraykanka oo Kharaj u qoondeeyey Dhallinyaradda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesta, si...

Maraykanka oo Kharaj u qoondeeyey Dhallinyaradda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesta, si aysan ugu biirin Daacish

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa u qoondeeyey in ku dhow Hal Million oo Dollar Barnaamij loogu talagalay in lagu caawiyo Dhallinyarradda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota, si aysan ugu fekerin inay ku biirinaan Dagaalamayaasha  Kooxda Daacish. Hay’ad aan Dowli ahayn oo lagu magacaabo Youthprise  ayaa wada Barnaamij loogu talagalay Dhallinyarada wax barata, […]

- Advertisement -

Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa u qoondeeyey in ku dhow Hal Million oo Dollar Barnaamij loogu talagalay in lagu caawiyo Dhallinyarradda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota, si aysan ugu fekerin inay ku biirinaan Dagaalamayaasha  Kooxda Daacish.

Hay’ad aan Dowli ahayn oo lagu magacaabo Youthprise  ayaa wada Barnaamij loogu talagalay Dhallinyarada wax barata, iyadoo 10% Ardayda dhigata Dugsiyadda ku yaalla magaalladda Minneapolis yihiin Arday Somali oo aad u dadaalayo.

- Advertisement -

Shaqo la’aanta Soomaalida ayaa waxay ku dhowdahay 21%,  iyado oArdaydu bilaabeen inay isugu yeeraan Argagixiso iyo magacyo kale.

Kala-bar Muwaadiniinta Maraykanka ee ku biirtay Daacish ayaa waxay ka soo jeedaan Gobalka Minnesota o oay ku nool yihiin Soomaalida ugu tiradda badan dalkaasi.

Tiro-koob Qaran (National Statistics) ayaa waxa uu muujinayaa inay inta badan Jaalliyadda Soomaalida lagu arko Dhallinyarro doonaysa inay ku biiraan Dagaalamayaasha Daacish ee ka dagaalanta dalalka Syria iyo Iraq.

- Advertisement -

Ugu yaraan 15 Somali-Maraykan ku noolaa Gobalka Minnesota ayaa la sheegay inay ku biireen Kooxda Daacish, halka 5 kalena la qabtay, kuwaasi oo sugaya in go’aan laga gaaro Dacwadooda.

Latest stories