HomeWararMaxkamad ku taalla Malta oo xukun ku riday Nin Soomaali ah.

Maxkamad ku taalla Malta oo xukun ku riday Nin Soomaali ah.

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

court

Maxkamadda Malta ayaa waxaa la soo taagay Nin Soomaali ah oo lagu soo oogay inuu labo nin si xun u dhaawacay muddo haatan laga joogo hal sanno.

Ninka Soomaaliga ayaa la sheegay inuu raggaasi kula dagalamay  guri ku yaalla Degaanka Xamruun ee Jesiiradda Malta.

Xeer-beegtida Maxkamadda waxay Ninka Soomaaliga oo aan magaciisa la shaacinin ku xukuntay xabsi 20-bilood.

Dhinaca kale, Garsoore Josette Demicoli oo xukunka riday waxa uu amar ku bixiyey in Labada Dhibane ee la dhaawacay  la siiyo Ilaalo suga ammaankooda muddo 3 sanno ah

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories