HomeWararDagaalamayaasha Kenyanka ee ka tirsan Alshabaab oo loogu baaqay inay ku soo...

Dagaalamayaasha Kenyanka ee ka tirsan Alshabaab oo loogu baaqay inay ku soo laabtaan dalkooda

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery ayaa hadalkaasi shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalladda Nairobi,wuxuuna xusay inay Boqolaal Dagaalyahanno  ka tirsanaa Alshabaab dib u soo laabteen, iyagoo ka faa’ideystay cafiskii ay Dowladda Kenya ku dhawaaqday bishii April ee sannadkan. Joseph Nkaissery ma uusan sheegin tirade rasmiga ee soo laabatay, inkastoo ay Hay’addaha […]

- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Kenya, Joseph Nkaissery ayaa hadalkaasi shir Jaraa’id oo uu shalay ku qabtay magaalladda Nairobi,wuxuuna xusay inay Boqolaal Dagaalyahanno  ka tirsanaa Alshabaab dib u soo laabteen, iyagoo ka faa’ideystay cafiskii ay Dowladda Kenya ku dhawaaqday bishii April ee sannadkan.

Joseph Nkaissery ma uusan sheegin tirade rasmiga ee soo laabatay, inkastoo ay Hay’addaha Ammaanka sheegeen inay ugu yaraan 700 Dagaalyahan soo laabteen.

- Advertisement -

Waxa uu ugu baaqay Dhallinyarada Kenya ee weli ka barbar dagaalama Xarakadda Alshabaab inay joojiyaan colaadda oo ay nabadda qaataan, kuna soo laabtaan dalkooda hooyo, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Warar madax bannaan ayaa sheegayo inay boqolaal Dagaalamayaal Kenya ka mid yihiin Xarakadda Alshabaab, gaar ahaan  Guutadda Tababaran ee Jeysh Ayman oo ku xooggan gudaha Kenya, gaar ahaan Gobalka W/bari,Kaymaha Boni ilaa Gobalka Xeebta.

Latest stories