HomeWararDiblumaasi Soomaliyeed oo sheegay in laysku fahmi la’yahay Doorashada 2016

Diblumaasi Soomaliyeed oo sheegay in laysku fahmi la’yahay Doorashada 2016

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Diblumaasi Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo wareysi siiyay Idaacadda Dalsan ayaa walaac ka muujiyay kala aragti duwanaansho uu sheegay in ay ka dhex jirto maamul goboleedyada oo ku aadan nooca doorasho ee sanadka 2016. Waxa uu carabka ku dhuftay in Puntland iyo Jubaland ay doonayaan wax lagu qeybsado qaab degmooyin iyo degaano ah ,halka Dowlada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diblumaasi Max’ed Max’uud Nuur Caalim oo wareysi siiyay Idaacadda Dalsan ayaa walaac ka muujiyay kala aragti duwanaansho uu sheegay in ay ka dhex jirto maamul goboleedyada oo ku aadan nooca doorasho ee sanadka 2016.

Waxa uu carabka ku dhuftay in Puntland iyo Jubaland ay doonayaan wax lagu qeybsado qaab degmooyin iyo degaano ah ,halka Dowlada federaalka iyo maamulada kalena ay doonayaan nidaamka  4.5 ama Afar beel iyo bar.

- Advertisement -

Kala fikir duwanaashadaas ayuu tilmaamay in ay suura galin karo qal qal ku yimaada arimaha doorashada kadib laga yaabo in 2-sano oo dheraad ah loogu daro Barlamaanka Federaalka ee xiligaan si ay Arimaha doorashada ay u badalaan.

Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga Diblumaasiga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts