HomeWararCiiddamo Maraykan oo lagu arkay Kaymaha Boni ooay isku hor fadhiyaan Ciiddanka...

Ciiddamo Maraykan oo lagu arkay Kaymaha Boni ooay isku hor fadhiyaan Ciiddanka Kenya iyo Alshabaab

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Wargeyska The Daily Nation ee Kenya ayaa waxa uu maanta qoray in Ciiddan ka tirsan Mariniska Maraykank ay ku sugan yihiin Kaymaha Boni oo ay Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku hardamayaan.

Wargeyska waxa uu qoray in Marinka Maraykana ay xiran yihiin Jaakooyinka aysan xabbadaha ka dusi Karin, waxayna ku socdaalaan Gawaarida Gaashaaman ee Milliteriga.

Ciiddanka ayaa lasheegay inay ilaalo u yihiin Agaasimaha Hay’adda Maraykanka ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga ee USaud, John Smith Sreen, kaasi oo indha-indheynayo Dhismaha Mashaariic lagu taageeri karo Dadka Deegaanka.

Agaasimaha Hay’adda USaid waxa uu la hadlay Odayaasha ku nool Deegaanka Mukowe oo ka tirsan Dhul-weynaha Lamu, wuxuuna xusay inay adag tahay in Nabad lagu soo dabaalo Deegaan aysan haba yaraatee ka jirin Wax Horumarin ah.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories