HomeWararAmmaanka Xarumaha Ganacsiga ee Nairobi oo la adkeeyey

Ammaanka Xarumaha Ganacsiga ee Nairobi oo la adkeeyey

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Boliska Kenya ayaa la sheegay inay adkeeyeen Ammaanka  dhamaan Kontorooladda laga soo galo Xuduudaha Kenya, iyadoo laga cabsi qabo inay dhacaan Weeraro Argagixiso oo la mid ah kuwii ka dhacay caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

Saraakiil Bolis oo badan ayaana shalay la dhigay Xaruumaha Dukaamaysiga ee ugu weyn Nairobi, Kaniisadaha iyo Goobaha kale ee ay dadka badan isugu yimaadaan.

Saraakiil dhinaca Ammaanka oo la hadlay Wargeyska The Standard ayaa sheegay in Ciiddanka la geliyey Heegan Buuxa, kadib,Weerarkii Paris oo lagu dilay 129-qof.

Dhinaca kale, Taliyaha Guud ee Boliska Kenya, Joseph Boinnet ayaa sheegay in Tallaabadda lagu adkeynayo Ammaanka muujinayso inay weli rumeysan yihiin Cabsida la xiriirta weeraro lagu soo qaado Kenya.

Xarakadda Alshabaab ayaa waxay horey weeraro uga geysteen gudaha dalka Kenya, waxaana ka mid ah weeraradii lagu qaado Xarunta laga dukaamaysto ee Westgate Mall iyo Jamaacadda Garissa.

Alshabaab waxay sheegeen inay wadi doonaan weeraradda ay ka fuliyaan gudaha Kenya inta ay Ciiddankooda ku sugan yihiin gudaha Somalia.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories