HomeWararMilliteriga Kenya oo sheegtay in Dagaalyahanno Alshabaab lagu dilay weerarkii dhawaan ka...

Milliteriga Kenya oo sheegtay in Dagaalyahanno Alshabaab lagu dilay weerarkii dhawaan ka dhacay duleedka Kismaayo

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Ciiddanak Kenya ayaa lagu sheegay in 46 dagaalyahan o oka tirsan Xarakadda Alshabaab lagu dilay weerarkii ay Alshabaab isbuucii hore ku qaadeen Xero Ciiddan lagu tababaro Ciiddanka Maamulka Jubbaland oo ku taalla meel 10-KM u jirta magaalladda Kismaayo.

Ilo dhinaca Sirdoonka Milliteriga Kenya ayaa u sheegay Wargeyska The Standard inay Ciiddanka Kenya ka qeyb galeen Iska-horimaadkaasi, kadib, markii ay Ciiddanka Somalia codsadeen Taageero.

- Advertisement -

Hadalka Milliteriga Kenya waxaa lagu xusay inay in ka badan 80-dagaalyahan oo ka tirsan Alshabaab   weerar ku soo qaadeen Xeradaasi oo horey u ahaan jirtey Akadeemiyadii Ciiddanka Cirka ee Somalia.

Wargeyska waxa uu qoray in Ciiddanka Kenya ee taageeradda siiyey Ciiddanka Somalia ay horseeday in iska horimaadka lagu dilo 46 dagaalyahan.

Warar madax bannaan ayaa sheegayo in Iska horimaadkaasi aad loogu riiqmay, waxaana la tilmaamay inay ku geeriyoodeen in ka badan 60 qof oo ka kala tirsan labada dhinac.

- Advertisement -

Latest stories