HomeWararCiyaartoy Soomaaliyeed oo deggan Britain oo ku wajahan Sweden

Ciyaartoy Soomaaliyeed oo deggan Britain oo ku wajahan Sweden

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Kooxda K/Cagta ee Bristol Brothers FC ayaa ku guuleystay Tartankii K/cagta ee Soomaalida deggan dalka UK oo lagu soo gebagebeeyey magaalladda London. Kooxda waxay ka wada badisay  Kooxo Soomaaliyeed oo ka kala yimid magaallooyinka London, Manchester, Liverpool iyo Brimingham. Kooxda ayaa waxay socdaal Sports ku tegi doonaan caasimadda dalka Sweden ee Stocholm su at ula […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda K/Cagta ee Bristol Brothers FC ayaa ku guuleystay Tartankii K/cagta ee Soomaalida deggan dalka UK oo lagu soo gebagebeeyey magaalladda London.

Kooxda waxay ka wada badisay  Kooxo Soomaaliyeed oo ka kala yimid magaallooyinka London, Manchester, Liverpool iyo Brimingham.

- Advertisement -

Kooxda ayaa waxay socdaal Sports ku tegi doonaan caasimadda dalka Sweden ee Stocholm su at ula soo ciyaaraan Kooxo kale oo Soomaali oo ka kala imaanayo dalal ka tirsan Qaaradda Europe.

Kooxda Bristol Brothers FC waxay la ciyaari doonaan 13 Kooxood oo Soomaali ah, kuwaasi oo ka kala imaanayo dalalka Talyaaniga, Jarmalka, Denmark iyo Norway.

Tartankaasi waxaa sannad kasta lagu qabtaa Deegaanka Spånga ee duleedka magaalladda Stocholm.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, waa markii ugu horreysay oo Koox Soomaali oo ka timid Bristol ay magaca Soomaalida ku nool Britain kaga qeyb galaan Tartan Ciyaar oo Caalami ah.

BRISTOL 3

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts