HomeWararBeled-weyne: Maleeshiyaad Hubeysan oo xayiray Gaadiidka iyo Goobihii Ganacsiga oo...

Beled-weyne: Maleeshiyaad Hubeysan oo xayiray Gaadiidka iyo Goobihii Ganacsiga oo weli xiran

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Marxum Mahdi Shiiqaal Iyadoo saakayto la aasay Madixii Hay’adda QM ee Miino-baarista Gobalka Hiiraan, Marxuum Mahdi Xuseen Shiikhaalow ayaa waxay Maleeshiyo ku hayb ah maanta soo buux dhaafiyeen bartamaha Beled-weyne.

Maleeshiyadda waxay xayireen isku socodkii gaadiidka, waxayna meel kasta la taagan yihiin qoryaha fudud iyo Boobayaasha.

- Advertisement -

Goobihii Ganacsiga waa la wada xiray, iyadoo aad looga cabsi qabo inay iska horimaad dhex maraan Maleeshiyaasi iyo Ciiddanka Maamulka Gobalka Hiiraan.

Odayaasha Dhaqanka, Waxgaradka iyo Culumaa’udiinka ayaa u xusul-duubayo in xaalladda la dejiyo, waxayna kulamo la yeesheen xubno ka tirsan Nabadoonadda ku haybta ah Maleeshiyadda.

BELED-WEYNEMaleeshiyadda ayaa la sheegay inay ku adkeysanayaan in la soo qabto Gacan-ku-dhiiglihii dilay Marxuum Mahdi Xuseen Shiiqaalow.

- Advertisement -

Marxuumka ayaa waxaa shalay lagu toogtay Xaafadda Xaawa Taako ee magaalladda Beled-weyne, waxaana la hadal-hayaa inay Ilaalada Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan, C/fataax Xasan Afrax ka dambeeyeen dilka Marxuumkaasi.

© Radio Dalsan

 

 

Latest stories