HomeWararMid ka mid ah Kooxihii weeraray magaalladda Paris oo la aqoonsaday

Mid ka mid ah Kooxihii weeraray magaalladda Paris oo la aqoonsaday

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Boliska Faransiiska waxay sheegeen in la aqoonsaday mid ka mid ah 7-dii dagaalyahan ee ka dambeyey Weerarkii Paris ee lagu dilay ugu yaraan 129 qof, laguna dhaawacay 335-qof.

Ninkaasi oo la oran jirey Omar Ismail Mustafaay oo 29 jir ahaa waxaa maydkiisa laga helay Tiyaatarka Batalaakan oo lagu dilay 89-qof

Dhinaca kale, Boliska dalka Belgium waxay qabteen dhowr qof o olla xiriirinayo Weerarkii Paris, waxaana dadka la qabtay ka mid ah Ninkii lahaa gaari  laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo laga helay magaalladda Paris.

Sidoo kale, Boliska dalka Jramalka waxay sheegeen inay baarayaan suurtogalnimadda inuu jiro xiriir ka dhexeeya kuwii geystay Weerarkii Paris iyo Nin isbuucii hore lagu qabtay Jarmalka, kaasi  oo watay gaari laga soo buuxiyey Waxyaabaha qarxa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories