HomeWararMaydadka iyo Dhaawacyadda Tahriibayaal Afrikaan oo laga helay meel ku dhow Xuduudka...

Maydadka iyo Dhaawacyadda Tahriibayaal Afrikaan oo laga helay meel ku dhow Xuduudka Masar iyo Yuhuudda.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Ilo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalka Masar ee ku sugan magaalladda Ismaaciliyah ayaa sheegay inay Boliska maanta helaan maydadka 15 Tahriibayaal Afrikaan ah oo la dilay. Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa waxay ka soo xigatay Boliska Masar in ay Kooxo hubeysan oo aan la aqoonin geysteen dilkaasi. Boliska waxay kaloo isla goobtaasi ka heleen 8 […]

- Advertisement -

Ilo ka tirsan Ciiddanka Ammaanka ee dalka Masar ee ku sugan magaalladda Ismaaciliyah ayaa sheegay inay Boliska maanta helaan maydadka 15 Tahriibayaal Afrikaan ah oo la dilay.

Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa waxay ka soo xigatay Boliska Masar in ay Kooxo hubeysan oo aan la aqoonin geysteen dilkaasi.

- Advertisement -

Boliska waxay kaloo isla goobtaasi ka heleen 8 Tahriibayaal oo dhaawacan, kuwaasi oo u muuqday in ay Maleeshiyadda uga tageen inay mayd yihiin.

Ma cadda kooxda ka dambeysay dilkaasi iyo sababaha loo dilay, inkastoo ay Maleeshiyadda taabacsan Daacish ka hawlgalaan Deegaanadda ku dhow Xuduudka Masar iyo Yuhuudda.

 

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories