HomeWararQoor-gooyihii Kooxda Daacish, Jihadi Johan oo la dilay.

Qoor-gooyihii Kooxda Daacish, Jihadi Johan oo la dilay.

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Sarkaal ka tirsan Dowladda Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn lagu dilay Maxamed Emwaasi oo lagu naanayso Jihadi John. Sarkaalkaasi oo aan fasax u haysanin inuu Saxaafadda la hadlo ayaa sheegay in Jihadi John lagu dilay duqeyn ka dhacday Magaalladda Raqa ee dalka Syria oo Xarun-dhexe u ah Hoggaanka Daacish. Jihadi John oo u dhashay dalka […]

- Advertisement -


Sarkaal ka tirsan Dowladda Maraykanka ayaa sheegay in duqeyn lagu dilay Maxamed Emwaasi oo lagu naanayso Jihadi John.

Sarkaalkaasi oo aan fasax u haysanin inuu Saxaafadda la hadlo ayaa sheegay in Jihadi John lagu dilay duqeyn ka dhacday Magaalladda Raqa ee dalka Syria oo Xarun-dhexe u ah Hoggaanka Daacish.

- Advertisement -

Jihadi John oo u dhashay dalka Britain ayaa waxa uu marar badan ka soo muuqday Video surka looga jaray dad ka soo jeeda dalalka Reer Galbeedka.

Jihadi John2Jihadi John.Jihadi John 3

© Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories