HomeWararMuwaadiniinta UK oo loogu baaqay inaysan tegin Somalia iyo dalal kale.

Muwaadiniinta UK oo loogu baaqay inaysan tegin Somalia iyo dalal kale.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka ee dalka Britain “The Foreign & Commonwealth Office (FCO”  ayaa soo saartay Digniin cusub oo Dadka Britishka looga mamnuucayo inay socdaal ku tagaan 18 waddan oo ay ka jirto cabsi sii kordhayso. Hadal Qoraalka oo ay Waaxda Arrimaha Dibedda Britain soo saartay ayaa lagu sheegay Waddamadaasi inays yihiin kuwo aysan […]

- Advertisement -

Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo-sooranka ee dalka Britain “The Foreign & Commonwealth Office (FCO”  ayaa soo saartay Digniin cusub oo Dadka Britishka looga mamnuucayo inay socdaal ku tagaan 18 waddan oo ay ka jirto cabsi sii kordhayso.

Hadal Qoraalka oo ay Waaxda Arrimaha Dibedda Britain soo saartay ayaa lagu sheegay Waddamadaasi inays yihiin kuwo aysan ka jirin Nabad la isku halayn karo.

- Advertisement -

Waddamada looga digay Dadka Britishka inaysan  booqanin waxay kala yihiin:

* Afghanistan

* Burundi

- Advertisement -

* Central African Republic

* Chad

* Democratic Republic of the Congo

* Guinea

* Iraq

* Libya

* Mauritania

* Niger

* Palestinian territories

* Sierra Leone

* Somalia

* Somaliland

* South Sudan

* Syria

* Tunisia

* Yemen

Sidoo kale, Waaxda Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqa-sooranka waxay hore uga digeen inaan la booqanin dalalka kala ah:

Algeria

* Angola

* Armenia

* Azerbaijan

* Bangladesh

* Burkina Faso

* Burma (Myanmar)

* Cambodia

* Cameroon

* Colombia

* Djibouti

* Ecuador

* Egypt

* Eritrea

* Ethiopia

* Georgia

* Haiti

* India

* Iran

* Israel

* Ivory Coast

* Japan

* Jordan

* Kenya

* Kosovo

* Lebanon

* Madagascar

* Malaysia

* Mali

* Nepal

* Nigeria

* Pakistan

* Philippines

* Republic of Congo

* Russia

* Saudi Arabia

* Sudan

* Tajikistan

* Thailand

* Turkey

* Uganda

* Ukraine

* Venezuela

* Western Sahara

© Radio Dalsan    

 

 

Latest stories