HomeWararMadaxweynaha iyo Wafdigiisa oo cumrada ku gudanaya Kacbadda Barakaysan

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo cumrada ku gudanaya Kacbadda Barakaysan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowladda Federalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mas’uuliyiinta ku wehlisay Safarkii Hawleed ee uu ku tegay dalka Sacuudiga waxay xalay gaareen magaalladda Barakaysan ee Maka Al-mukarama, si ay ugu gutaan Waajibaadka Cimradda. Madaxweynaha waxaa safarka cibaadaysiga ee ay ku joogaan Masjidka Xaramka ku wehliya Wasiirka Arrimaha dibedda, C/salaam Hadliye, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyadda, Mahad Maxamed, Xildhibaano iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mas’uuliyiinta ku wehlisay Safarkii Hawleed ee uu ku tegay dalka Sacuudiga waxay xalay gaareen magaalladda Barakaysan ee Maka Al-mukarama, si ay ugu gutaan Waajibaadka Cimradda.

Madaxweynaha waxaa safarka cibaadaysiga ee ay ku joogaan Masjidka Xaramka ku wehliya Wasiirka Arrimaha dibedda, C/salaam Hadliye, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyadda, Mahad Maxamed, Xildhibaano iyo Safiirka Somalia u jooga Sacuudiga.

- Advertisement -

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxay horey booqasho ugu soo mareen dalalka Djibouti iyo Uganda, waxaana lagu wadaa inay berrito dib ugu soo laabtaan magaalladda Muqdisho, haddii uusan isbedelin qorshaha booqashadooda.

© Radio Dalsan

MAKA 6

- Advertisement -

MAKA1

MAKA 3

MAKA 3

MAKA 6

MAKA 1

MAKA 8MAKA 1

 

MAKA 7

 

 

 

Latest stories