HomeWararMidowga Yurub iyo Afrika oo heshiis ku gaaray Malta

Midowga Yurub iyo Afrika oo heshiis ku gaaray Malta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub iyo Afrika ee ku shirsanaa Malta ayaa waxa ay saxiixeen heshiis loogu talagalay sidii lagu joojin lahaa qulqulka muhaajiriinta safarrada khatarta ah u gala ilaa waqooyiga Yurub. Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto sababaha asalka u ah socdaalka sharci darrada ah, ayaa madaxda Midowga Yurub waxa ay meel mariyeen sanduuq dhaqaale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub iyo Afrika ee ku shirsanaa Malta ayaa waxa ay saxiixeen heshiis loogu talagalay sidii lagu joojin lahaa qulqulka muhaajiriinta safarrada khatarta ah u gala ilaa waqooyiga Yurub.

Dadaal lagu doonayo in wax looga qabto sababaha asalka u ah socdaalka sharci darrada ah, ayaa madaxda Midowga Yurub waxa ay meel mariyeen sanduuq dhaqaale oo gaaraya 1.9 bilyan oo doolar oo Afrika la siinayo.

- Advertisement -

Xilli dambe oo maanta ahna, hogaamiyayaasha Midowga Yurub ayaa waxa yeelan doonaan shir aan rasmi aheyn oo ay ku eegi doonaan xaaladda socdaalka ee guud ahaan Yurub, oo ay ka mid tahay wadammada Balkans-ka.

Midowga Yurub ayaa qiyaasaya in wixii loo gaaro 2017-ka ay ilaa iyo saddex milyan oo qof oo kale ay suuragal tahay in Yurub ay galaan iyagoo magangalyo ama shaqo doon ah.

Xigasho: BBC Somali

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts