HomeWararNin Maraykan madow oo lagu soo oogay dilka Muwaadin Somali ah.

Nin Maraykan madow oo lagu soo oogay dilka Muwaadin Somali ah.

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

KILLER

Xeer-ilaaliyaha Xafiiska Maxkamadda The Ramsey Count ee Gobalka Minnesotta ayaa waxay Dacwad dil ku soo oogtay Nin Maraykan ah oo lagu magacaabo Nyemah Rodney Kigee Kiyee, kaasi oo loo haysto dilkii Marxuum Axmed Ismail oo Sabtidii hore lagu dilay duleedka magaalladda Sant Paul.

Eedeysanaha oo 27-jir ayaa la sheegay inuu madaxa ka toogtay Marxuumka oo maalinta shalay (Talaado) la aasay.

Ilaaliye Ammaanka ayaa u sheegay Boliska inuu rumeysan yahay inuu Gacan-ku-dhiiglahaasi geystay dilkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray inuu Gacan-ku-dhiiglaha u aqoonsaday ninkii toogashadda geystay bilowgii bishan November.

Gacan-ku-dhiiglaha, Nyemah Rodney Kigee Kiyee, waxaa kaloo uu ku eedysan yahay inuu daan ka jebiyey Nin kale oo Maraykan ah.

Dhinaca kale, Jaalliyadda Soomaalida ku nool Gobalka Minnesota ayaa waxay shalay ka qeyb galeen Aaska Marxuum Axmed oo 25-jir ah, waxayna muujiyeen inay ka xun yihiin sida gardaradda ee loo dilay Marxuumka.

© Radio Dalsan

Xigasho: The Pioneer Press

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories