HomeWararGuddoomiyihii Maxkamadda Degmadda Dharkenley oo lagu dilay Yaaqshiid.

Guddoomiyihii Maxkamadda Degmadda Dharkenley oo lagu dilay Yaaqshiid.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in Marxuumka lagu dilay xilli uu sii galayey gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Xannaanadda Xoolaha ee Degmadda Yaaqshiid. Marxuumka ayaa la sheegay markii la tooganayey isagoo ka soo laabtay Masjidka oo uu ku soo tukaday Salaaddii Cisaha. Dableyda ayaa la sheegay inay si xun u dhaawaceen Marxuumka, kaasi oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

pistol 11Goobjoogayaal ayaa u sheegay Radio Dalsan in Marxuumka lagu dilay xilli uu sii galayey gurigiisa oo ku yaalla Xaafadda Xannaanadda Xoolaha ee Degmadda Yaaqshiid.

Marxuumka ayaa la sheegay markii la tooganayey isagoo ka soo laabtay Masjidka oo uu ku soo tukaday Salaaddii Cisaha.

- Advertisement -

Dableyda ayaa la sheegay inay si xun u dhaawaceen Marxuumka, kaasi oo markii dambe u geeriyooday dhaawacaasi, xilli loo sii waday Isbitaalka Madiina.

Ma cadda sababaha loo dilay Marxuumkaasi oo sidoo kale ka mid ahaa Garsoorayaasha Maxkamadda Gobalka Banaadir.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts