HomeWararKenya iyo UNHCR oo ku hawlan sidii Qaxootiga Soomaalida loogu soo celin...

Kenya iyo UNHCR oo ku hawlan sidii Qaxootiga Soomaalida loogu soo celin lahaa dalkooda hooyo.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaiserry ayaa sheegay inay Dowladda Kenya kala shaqeynayso Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) sidii loo hubin lahaa inay 500,000 oo Qaxooti Soomaali ah looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Garissa. Wasiirka oo kormeer ku tegay Shanta xero ee Dhadhaab waxa uu sheegay in ay Hoggaamiyayaasha Xeradda kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya, Joseph Nkaiserry ayaa sheegay inay Dowladda Kenya kala shaqeynayso Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) sidii loo hubin lahaa inay 500,000 oo Qaxooti Soomaali ah looga soo daad-gureyn lahaa Xeradda Qaxootiga ee Garissa.

Wasiirka oo kormeer ku tegay Shanta xero ee Dhadhaab waxa uu sheegay in ay Hoggaamiyayaasha Xeradda kala hadleen Qorshaha Cusub, isla markaana ay soo dhaweeyeen.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay 45,000 oo Qaxooti Somali ah si iskooda ugu laabteen dalkooda hooyo labadii sanno ee la soo dhaafay.

Dhawaan ayey ahayd, markii ay Dowladda Kenya iyo Safaaradda Somalia ee Nairobi sheegeen inuu qorshahaasi dib u dhacay, sababo la xiriira iyadoo aan weli la helin Kharajkii ay Dowladaha Europe ku yahoobeen Shirkii Brussels, si loogu adeegsado Dib-u-soo-celinta Qaxootiga Soomaalida.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts