HomeWararWiil Somali oo dalka Jarmalka ku dooxay wiil u dhashay dalka Sierra...

Wiil Somali oo dalka Jarmalka ku dooxay wiil u dhashay dalka Sierra Leone

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Boliska magaalladda Abensberg ee Koonfurta Jarmalka waxay gacanta ku dhigeen Wiil Somali oo da’diisu tahay 19-jir, kaasi oo la sheegay inuu tooreey si xun ugu dhaawacay wiil u dhashay dalka Sierra Leone oo 18-jir ah. Dhacdadan ayaa la sheegay inay ka dhacday Xarun lagu hayo Qaxootiga oo ku taalla Degmadda Kelheim oo 100-KM dhanka Waqooyi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska magaalladda Abensberg ee Koonfurta Jarmalka waxay gacanta ku dhigeen Wiil Somali oo da’diisu tahay 19-jir, kaasi oo la sheegay inuu tooreey si xun ugu dhaawacay wiil u dhashay dalka Sierra Leone oo 18-jir ah.
Dhacdadan ayaa la sheegay inay ka dhacday Xarun lagu hayo Qaxootiga oo ku taalla Degmadda Kelheim oo 100-KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda wershadaysan ee Munich.

Websaytka Maxaliga websiteidowa ayaa qoray inuu labada wiil dhex maray muran, ka hor inta uusan wiilka Soomaaliga dhowr jeer tooreey ku dooxin wiilka kale, kaasi oo markii dambe lagu qaaday Helikoptarka Gurmadka, lana geeyey Isbitaal aan ka fogeyn halka uu falku ka dhacay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, wiilka Soomaaliga ayaa waxaa xiray Boliska, iyadoo ay soo gaareen dhaawacyo fudud.

Dhowrkii isbuuc ee la soo dhaafay, dalka Jarmalka waxaa ku soo badanayey iska horimaadka u dhexeeya dadka Qaxootiga ee ku sugan dalkaasi.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts