HomeWararDowladda Federalka oo Danjire cusub u magacowday dalka Raashiya.

Dowladda Federalka oo Danjire cusub u magacowday dalka Raashiya.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Danjire Abdullahi Mohamoud Warsame oo loo yaqaano Cadde Duqow” ayaa loo magacaabay Safiirka Somalia u joogi doona dalka Raashiya. Waa Diplomaasigii ugu horreeyey ee xilkaasi loo magacaabay muddo toban sanno ah, wuxuuna xilka kala wareegi doonaa Danjirihii hore ee Somalia u joogay dalka Raashiya, Mohamed Mohamoud Xandulle oo isagu xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 2007-dii. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjire Abdullahi Mohamoud Warsame oo loo yaqaano Cadde Duqow” ayaa loo magacaabay Safiirka Somalia u joogi doona dalka Raashiya.

Waa Diplomaasigii ugu horreeyey ee xilkaasi loo magacaabay muddo toban sanno ah, wuxuuna xilka kala wareegi doonaa Danjirihii hore ee Somalia u joogay dalka Raashiya, Mohamed Mohamoud Xandulle oo isagu xilkaasi hayey tan iyo sannadkii 2007-dii.

- Advertisement -

Abdullahi Mohamud Warsame aka Adde Duqow,Dowladda Raashiya waxay ka mid ahaan jirtey Dowladihii xiriirka fiican la lahaa Somalia, xilligii Dowladda Kacaanka, inkastoo uu xiriirkaasi xumaaday, kadib, markii ay Ethiopia ku taageereen Dagaalkii 77-kii ee dhex maray Ciiddanka Xoogga Dalka Somaliyo iyo Ciiddanka Ethiopia.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts