HomeWararMuwaadin Somali oo Nidaamka Is-xambaarka haweeney ku geliyey dalka Britain oo la...

Muwaadin Somali oo Nidaamka Is-xambaarka haweeney ku geliyey dalka Britain oo la xukumay.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

  Maxamed Mascuud ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi 2 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu Haweeney lagu magacaabo Amina Mohamed si aan sharci ah ku soo geliyey dalka Britain, isagoo isticmaalayo Baasaboor la been abuuray. Eedeysanaha oo 46 jir ayaa la soo taagay Maxkamadda Chelmsford Crown Court, wuxuuna qirtay DEmbigaasi, isagoo codsaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Maxamed Mascuud ayaa la sheegay in lagu xukumay xabsi 2 sanno ah, kadib, markii lagu helay inuu Haweeney lagu magacaabo Amina Mohamed si aan sharci ah ku soo geliyey dalka Britain, isagoo isticmaalayo Baasaboor la been abuuray.

- Advertisement -

Eedeysanaha oo 46 jir ayaa la soo taagay Maxkamadda Chelmsford Crown Court, wuxuuna qirtay DEmbigaasi, isagoo codsaday cafis.

Maxamed Mascuud iyo gabadha uu Is-xambaarka ku geliyey dalka Britain, waxaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Stansted, iyagoo ka soo degay Diyaarad ka timid magaalladda Dusseldorf ee dalka Jarmalka.

 

- Advertisement -

Dhinaca kale, Haweeneyda Is-xambaarka lagu geliyey Britain, Amina Mohamed oo 33-jir ayaa la filayaa in bisha November 27-da la soo taago Maxkamadda.

Xigasho: hertsandessexobserver.co.uk

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts