HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Furi doona Kal fadhigga 7 Aad Ee Baarlamaanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furi doona Kal fadhigga 7 Aad Ee Baarlamaanka Soomaaliya

Date:

Related stories

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Madaxweyne Xasan SheekhMaxamuud ayaa Saakay lagu wadaa inuu furo Kal fadhigga 7 Aad Ee kulamada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta furmaya. Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay waxana la dhigay Ciidamo dheeri ah si loo adkeeyay Amniga Xaruntasi inta uu ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Dhinaca kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed […]

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan SheekhMaxamuud ayaa Saakay lagu wadaa inuu furo Kal fadhigga 7 Aad Ee kulamada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Maanta furmaya.

Ammaanka Xarunta Golaha Shacabka ayaa aad loo adkeeyay waxana la dhigay Ciidamo dheeri ah si loo adkeeyay Amniga Xaruntasi inta uu ku sugan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

Dhinaca kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari ayaa ugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya iney soo xaadiran kulanka Maanta ee furitaanka Kal fadhigga 7 aad oo uu ka qeybgali Xasan Sheekh Maxamuud.

Latest stories