HomeWararCiyaartoyda Eritrea oo iska dhiibtay dalka Botswana

Ciyaartoyda Eritrea oo iska dhiibtay dalka Botswana

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ugu yaraan 10 Ciyaaryahan oo ka Tirsan Xulka Qaranka Eritareeya ayaa Magangalyo weydiistay Wadanka Botswana.

Ciyaartoyda ayaa Dalkasi uga soo qeybgashay Isreeb isreebka Koobka Adduunka 2018 lagu qaban doono Dalka Ruushka.

- Advertisement -

Ciyaaryahanada ayaa Walaac ka muujiyay Xaalada Wadankooda inkastoo faahfaahin aysan ka bixin Sababta keentay iney iska dhiiban Wadanka Botswana Ee qaarada Afrika.

Ciyaartoyda Eritareeya ayaa hore Magangalyo u weydiistay inti u dhaxeysay 2007 ilaa 2012kii Dalalka Uganda,Kenya iyo Angola

 

- Advertisement -

 

Latest stories