HomeWararGanacsade soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Ganacsade soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ganacsade soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dalka koonfur Africa, gaar ahaan deegaan lagu magacabo khayelitsh, xili halkaasi ay ka socotay bililiqo xoogan, oo loo geysanayay Goobo Ganacsi. 26-jirkaasi, soomaalida ah ayaa la dilay 06:00 ee shalay, sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Booliska dalka Koonfur Afrika Captain FC Van Wyk. Sidoo kale waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsade soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dalka koonfur Africa, gaar ahaan deegaan lagu magacabo khayelitsh, xili halkaasi ay ka socotay bililiqo xoogan, oo loo geysanayay Goobo Ganacsi.

26-jirkaasi, soomaalida ah ayaa la dilay 06:00 ee shalay, sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Booliska dalka Koonfur Afrika Captain FC Van Wyk.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu hadlkiisa uu sii raaciyay in dilka ganacsadahaasi, ay ka dambeeyeen saddex ruux, kuwaas oo goobtiisa Ganacsi gudaha u galay.

Ma jirto cid ilaa iyo hada loo soo xiray Dilka loo geystay Muwaadinkasi Soomaaliyeed.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts