HomeWararDEG DEG: Xildhibaano Kasoo Horjeeda Go'aankii Gudoomiye Jawaari Oo Hada Kulan Ku...

DEG DEG: Xildhibaano Kasoo Horjeeda Go’aankii Gudoomiye Jawaari Oo Hada Kulan Ku Leh Muqdisho

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Xildhibaano kasoo horjeeda go’aankii gudoomiyaha baarlamaanka ee uu ku laalayay mooshinkii madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa iminka waxaa ay kulan ku qaadanayaan magaaladda muqdisho. Mudanayaasha kulanka qaadanaya ayaa kawada hadlaya go’aanka ay ka qaadanayaan Arintan maadaama uu gudoomiye Jawaari uu sicad u sheegay in Mooshinkaasi la gabagabeeyay. Xildhibaan cabdi barre ayaa ku dhawaaqay in go’aankoodii ay ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaano kasoo horjeeda go’aankii gudoomiyaha baarlamaanka ee uu ku laalayay mooshinkii madaxweyne xasan sheekh maxamuud ayaa iminka waxaa ay kulan ku qaadanayaan magaaladda muqdisho.

Mudanayaasha kulanka qaadanaya ayaa kawada hadlaya go’aanka ay ka qaadanayaan Arintan maadaama uu gudoomiye Jawaari uu sicad u sheegay in Mooshinkaasi la gabagabeeyay.

- Advertisement -

Xildhibaan cabdi barre ayaa ku dhawaaqay in go’aankoodii ay ku taagan yihiin islamarkaana mooshinka uu dhaqan gali doono balse ma uusan shaacin qaabka uu ku dhaqan galayo.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts