HomeWararDEG DEG: Diyaarad Ku Dagi Weysay Garoonka Muqdisho Oo Ku Dhacday Afgooye

DEG DEG: Diyaarad Ku Dagi Weysay Garoonka Muqdisho Oo Ku Dhacday Afgooye

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in diyaaradii kasoo dagi weysay garoonka diyaaradaha ee magaaladda muqdisho ay ku dhacday wado laami ah oo u dhaxeysa buundo carbis iyo degmadda afgooye. Qof kamida dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in diyaaradda oo waday siyaasiyiin ay ku dhacday oo ay bur burtay inkastoo warkaasi aan wali […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha hoose ayaa sheegaya in diyaaradii kasoo dagi weysay garoonka diyaaradaha ee magaaladda muqdisho ay ku dhacday wado laami ah oo u dhaxeysa buundo carbis iyo degmadda afgooye.

Qof kamida dadka deegaanka ayaa inoo xaqiijiyay in diyaaradda oo waday siyaasiyiin ay ku dhacday oo ay bur burtay inkastoo warkaasi aan wali la xaqiijin.

- Advertisement -

Diyaarada ayaa la sheegay in shidaal la’aan darteed ay u dhacday.

Faahfaahinta la soco:

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts