HomeWararDEG DEG: Diyaarad Xamuul ah oo ka dagi la' Garoonka Muqdisho

DEG DEG: Diyaarad Xamuul ah oo ka dagi la’ Garoonka Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Diyaarad Nooca Xamuulka ah ayaa tan iyo gabal dhacii Maanta Waxa ay dul meereysaneysaaa Hawada Magaalada Muqdisho kadib markii ay lugaha u bixi waayen. Wararka qaar ayaa sheegaya in Diyaarada ay waday Siyaasiyiin hore xilal uga soo qabtay Soomaaliya. Dhanka kale War Hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradda ay ku degtay wado laami ah […]

- Advertisement -

Diyaarad Nooca Xamuulka ah ayaa tan iyo gabal dhacii Maanta Waxa ay dul meereysaneysaaa Hawada Magaalada Muqdisho kadib markii ay lugaha u bixi waayen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Diyaarada ay waday Siyaasiyiin hore xilal uga soo qabtay Soomaaliya.

- Advertisement -

Dhanka kale War Hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradda ay ku degtay wado laami ah oo u dhaxeysa Carbiska iyo Afgooye.

Faahfaahinta La soco:

 

Latest stories