HomeWararFaahfaahino Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxay Diyaaradii Ku Dhacday Buundo Carbis

Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxay Diyaaradii Ku Dhacday Buundo Carbis

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa isa soo taraya wararka la xeriira diyaaradii kasoo dagi weysay garoonka diyaaradaha ee magaaladda muqdisho islamarkaasna ku dhacday Laami ku yaala inta u dhaxeysa Buundo Carbis iyo degmadda Afgooye. Wararka ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Maamulka degmadda Afgooye. Diyaaradda ayaa nuuceeda waxaa lagu sheegaya in ay aheyd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa isa soo taraya wararka la xeriira diyaaradii kasoo dagi weysay garoonka diyaaradaha ee magaaladda muqdisho islamarkaasna ku dhacday Laami ku yaala inta u dhaxeysa Buundo Carbis iyo degmadda Afgooye.

Wararka ayaa sheegaya in halkaasi ay gaareen ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM iyo Maamulka degmadda Afgooye.

- Advertisement -

Diyaaradda ayaa nuuceeda waxaa lagu sheegaya in ay aheyd Air Bus 380 waxaana saarnaa ilaa 6 qof, Wararkale ayaa sheegayay in dadka saarnaa ay kasoo laabteen Xajka.

Lama oga dadka ku waxyeeloobay, balse diyaaradda ayaa qeybta dambe ka burburtay inkastoo aysan qarxin.

Ciidamo aad u farabadan oo isugu jira kuwa dowladda iyo AMISOM ayaa isku geedaamay halka diyaaradda ay ku dhacday, waxaana gabi ahaan la joojiyay in gawaaridda iyo dadkuba ay isticmaalaan halka diyaaradaasi ay saldhigatay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts