HomeWararQM oo soo dhaweysay doorashada maamulka Jubaland

QM oo soo dhaweysay doorashada maamulka Jubaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe uqaabilsan arimaha dalka Soomaaliya Amasador Niclos Key, ayaa waxa marka hore lagu soo dhaweeyay doorashadii Axmed Madoobe iyo hanaankii ay udhacday caleemasaarka Madaxweynaha. Mr Kay, ayaa sheegay in uu ugu hambalyeynayo Madaxweyne Axmed doorashadiisa iyo balanqaada QM, ee siiwadida taageerida maamulka kumeelgaarka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe uqaabilsan arimaha dalka Soomaaliya Amasador Niclos Key, ayaa waxa marka hore lagu soo dhaweeyay doorashadii Axmed Madoobe iyo hanaankii ay udhacday caleemasaarka Madaxweynaha.

Mr Kay, ayaa sheegay in uu ugu hambalyeynayo Madaxweyne Axmed doorashadiisa iyo balanqaada QM, ee siiwadida taageerida maamulka kumeelgaarka ee Jubaland la siinayo ayuu yiri.

- Advertisement -

Sidoo kale Mr Kay, ayaa sheegay in uu ugu baaqayo in beelaha dega Gobolada Maamulka uu ka arimiyo Jubaland ay ka dhex muuqdaan baarlamaanka maamulkaasi.

Ugu dambeyntii ayaa waxaa uu sheegay wiliika xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe uqaabilsan arimaha dalka Soomaaliya Amasador Niclos Key, in ay dhamaan soomaalida ay ka qeybqaataan wadashaqeynta in somaliya ay ka dhacdo doorasho marka lagaaro sanadka 2016.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts