HomeWararDEG DEG: Ahlu Sunna oo Weerartay Wasiir ka tirsan Galmudug

DEG DEG: Ahlu Sunna oo Weerartay Wasiir ka tirsan Galmudug

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Weerartay Guriga Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Galmugud oo ku yaalla Magaalada Caabuqwaaq. Dagaal xoogan ayaa halkasi ku dhexmaray Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Ilaalada u ah Wasiirka. Ahlu Sunna waxa ay sheegtay iney la dagaalantay Xarakada Al Shabab.

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan Ahlu Sunna Waljameeca ayaa Weerartay Guriga Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Galmugud oo ku yaalla Magaalada Caabuqwaaq.

Dagaal xoogan ayaa halkasi ku dhexmaray Ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Ilaalada u ah Wasiirka.

- Advertisement -

Ahlu Sunna waxa ay sheegtay iney la dagaalantay Xarakada Al Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts