HomeWararDowlada Uganda oo shaqada ka joojisay taliyaal ciidanka, kadib werarkii Janaale.

Dowlada Uganda oo shaqada ka joojisay taliyaal ciidanka, kadib werarkii Janaale.

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Ciidamada dowlada Uganda ee The Uganda People’s Defence Forces (UPDF) ayaa shaqada laga eryay kadib, werarkii todobaadkii aan kasoo gudbnay Al Shabab ay ku qaadeen saldhiga ciidamadaasi ee deegaanka Janaale ee Gobolka Shaballada hoose, ee Koonnfurta Soomaaliya.

Taliyaashada shaqada laga joojiyay ayaa waxaa ka mid ah Colonel Bosco Mutambi (oo hogaaminayay Group 16), Major Noel Mwesigye (oo taliye u ahaa guutada 13th) iyo  Captain Swaibu Yusuf (oo taliye ka ahaa Guudata weerarada ciidamda AMISOM ).

Henry Obbo, oo ah afhayeenka ciidamada Uganda, oo wareysi bixiyay ayaa wxaa uu shegay in shaqao ka joojintaan ay tahay mid iska dhex dhexaad ah oo qeybka ah baaritaanka werarkii deegaanka Janaale ee Gobolka Shaballada hoose, ee Koonnfurta Soomaaliya.

Dowlada Uganda ayaa shegtay in 12 askeri ay kagag geeryoodeen werarkii janale, balse Al Shabab ayaa dhankooduna shegtay in ay kagag dileen AMISOM 70 Askeri.

Sidoo kale Wakaaladda wararka ee AFP oo aragtey fariimo ay is-dhaafsadeen sida la sheegay diblomaasiyinta iyo Saraakiisha AMISOM ayaa sidoo muujisaya in ku dhowaad 100-askari AMISOM looga dilay kuwo kalena la waayay, kadib, werarkii Al Shabab ay ku qaadeen Saldhiga ciidamada AMISOM ee deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeelada Hoose.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories