HomeWararDowladda Imaaraadka Carabta oo sheegtay inay kordhinayaan Taageeradda soo-celinta Deganaanshaha Somalia

Dowladda Imaaraadka Carabta oo sheegtay inay kordhinayaan Taageeradda soo-celinta Deganaanshaha Somalia

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud iyo Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta uga wakiilka ah Somalia, Mohamed Ahmed Al-osman ayaa waxay Kulan Khaas ah ku yeesheen Xafiiska Madaxweynaha. Wargeyska Gulf Today ee ka soo baxa dalka Imaaraadka ayaa qoray inay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjiraha ka wada hadleen xiriirka labada waddan iyo qoddobo khuseeya Danaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Hassan Sheikh Mohamoud iyo Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta uga wakiilka ah Somalia, Mohamed Ahmed Al-osman ayaa waxay Kulan Khaas ah ku yeesheen Xafiiska Madaxweynaha.

Wargeyska Gulf Today ee ka soo baxa dalka Imaaraadka ayaa qoray inay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjiraha ka wada hadleen xiriirka labada waddan iyo qoddobo khuseeya Danaha Guud ee Labada Waddan.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan waxa uu Dowladda Imaaraadka Carabta uga mahadceliyey Taageeradda ballaaran ee ay la garab taagan yihiin Ummadda Soomaaliyeed, Hawlaha lagu soo celinayo Deganaanshaha Somalia iyo Mashaariicda Horumarinta.

Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta uga wakiilka ah Somalia, Mohamed Ahmed Al-osman oo ka hadlay Shirkaasi aaya uga mahadceliyey Madaxweyne Xasan Sheekh dadaalkiisa ku aadan xoojinta xiriirka labada waddan.

Dhinaca kale, Dowladda Imaaraadka waxay ka mid tahay dowladaha Carabta ee fara-ku-tiriska ee  Dowladda Federalka ka taageera dhinacyadda Dhaqaalaha, Siyaasadda, Horumarinta, Qalabaynta Ciiddamadda iyo Xoojinta Hawlaha lagu sugayo Ammaanka Qaranka.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts