HomeWararDEG DEG:Madaxweyne Ku xigeynka Ahlusun oo lagu xiray magalada Cadaado

DEG DEG:Madaxweyne Ku xigeynka Ahlusun oo lagu xiray magalada Cadaado

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Ciidamadda Maamulka Galmudug ayaa lasoo warinayaa in goor dhaweyd magaaladda cadaado ay ku xereen madaxweyne ku xigeenkii Ahlusunna Waljamaaca.Sababta ka dambeesa Xariga madaxweyne ku xigeenka Maamulka ahlusunadda goboladda dhexe ilaa hadda lama shaacinin.Wariyaha Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in ciidamadda ay qabteen islamarkaana amar kasoo baxay masuuliyiinta maamulka galmudug ay ku xereen Madaxweyne kuxigeenka Ahlusunna.Ilaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamadda Maamulka Galmudug ayaa lasoo warinayaa in goor dhaweyd magaaladda cadaado ay ku xereen madaxweyne ku xigeenkii Ahlusunna Waljamaaca.

Sababta ka dambeesa Xariga madaxweyne ku xigeenka Maamulka ahlusunadda goboladda dhexe ilaa hadda lama shaacinin.

Wariyaha Radio Dalsan ayaa soo sheegaya in ciidamadda ay qabteen islamarkaana amar kasoo baxay masuuliyiinta maamulka galmudug ay ku xereen Madaxweyne kuxigeenka Ahlusunna.

Ilaa hadda ma jirto wax hadal ah oo kasoo baxay Ahusunnadda Goboladda dhexe.

Wixii kusoo kordha Halkan Kala Soco.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts