HomeWararMuwadin Somali kufsi geystay oo lagu xiray Jesiiradda Malta

Muwadin Somali kufsi geystay oo lagu xiray Jesiiradda Malta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Boliska Malta ayaa sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto xabsiga dhigeen Nin Soamli ah, kadib, markii  lagu qabtay isagoo kufsanayo Haweeney u dhalatay dalka Sweden. Hadal ka soo baxay ayaa lagu xusay in Boliska lagu soo wargeliyey Afarta iyo Barka Habeenimo inuu Nin Somali ah uu haweeney ku camcaminayo Deegaanka Gizriya. Saraakiisha Boliska ayaa gaaray […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boliska Malta ayaa sheegay inay Waaberigii hore ee saakayto xabsiga dhigeen Nin Soamli ah, kadib, markii  lagu qabtay isagoo kufsanayo Haweeney u dhalatay dalka Sweden.

Hadal ka soo baxay ayaa lagu xusay in Boliska lagu soo wargeliyey Afarta iyo Barka Habeenimo inuu Nin Somali ah uu haweeney ku camcaminayo Deegaanka Gizriya.

- Advertisement -

Saraakiisha Boliska ayaa gaaray goobtii, waxayna gacanta ku dhigeen Ninka Soomaalida, iyadoo haweeneyda Swedishka ee uu kufsaday loo qaaday Isbitaalka si loogu soo daaweeyo.

Maxkamadda ayaa codsatay in baaritaan lagu sameeyo Kiisakasi, waxaana la amray in  ninka Soomaalida loo gudbiyo Xabsiga.

Toddobaadkii hore ayey ahayd markii Maxkamad ku taalla Jesiiradda Malta la soo taagay Nin Somali oo isagoo sarqaansan dhacay gaari, kadibna shil ku galay.
Xigasho:- www.independent.com.mt

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts