HomeWararDEG DEG: Kulan Looga Hadlayo Maamulka Goboladda Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Ka...

DEG DEG: Kulan Looga Hadlayo Maamulka Goboladda Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo Ka Socda Madaxtooyada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa imminka ka socda Kulan looga hadlayo Maamulka Goboladda Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe Ee Koonfurta Soomaaliya. Kulanka waxa lagu saxiixi doonnaa Dhismaha Maamulka ay yeelan doonan Goboladda Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe. Waxa kulankasi ku sugan Gudoomiyeyaasha Goboladasi,Xubno ka socda Urur goboleedka IGAD,AMISOM,Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Goboladasi. Waxa halkasi ku sugan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya waxa imminka ka socda Kulan looga hadlayo Maamulka Goboladda Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe Ee Koonfurta Soomaaliya.

Kulanka waxa lagu saxiixi doonnaa Dhismaha Maamulka ay yeelan doonan Goboladda Hiiraan iyo Shabeeladda Dhexe.

- Advertisement -

Waxa kulankasi ku sugan Gudoomiyeyaasha Goboladasi,Xubno ka socda Urur goboleedka IGAD,AMISOM,Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Goboladasi.

Waxa halkasi ku sugan Wariye ka tirsan Radio Dalsan oo soo gudbin doonna hadba waxa ku soo kordha warkasi insha allah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts