HomeWararBadmaaxiin Kenyan oo ka mid ahaa shaqaalihii Doonidii Kalluumeysiga ee ku soo...

Badmaaxiin Kenyan oo ka mid ahaa shaqaalihii Doonidii Kalluumeysiga ee ku soo caarisay xeebta Eyl

Date:

Related stories

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

14 Kenyan ayaa la xaqiijiyey inay ka mid yihiin Shaqaalaha shisheeyaha ee la socda Doonidii Kalluumeysiga ee dhawaan ku soo caarisay Xeebta Degmadda Eyl ee Gobalka Nugaal.

Hadal ka soo baxay Madaxa Hay’adda La-talinta iyo Taakuleynta Maraakiibta ee Kenya, Andrew Mwangura ayaa sheegay inay shaqaalahaasi qeyb ka ahaayeen Doonida Amal ee ku caarisay Xeebta Degmadda Eyl.

Andrew Mwangura ayaa sheegay in doonidaasi oo wadatay calanka dalka Waqooyiga Kuurya  ay la socdeen 34 shaqaale oo 14 ka mid yihiin Kenyan ka soo jeeda Deegaanka Likoni ee duleedka Mombasa.

Waxa uu intaasi ku daray inay shaqaalaha kale ee lasocday Doonidaasi Kalluumeysi kala yihiin:- 12 u dhalatay dalka Indonesia, 6 u dhalatay dalka Vietname, 2 Yemeni iyo ilaalo Somai ah.

Waxa uu sheegay inay Doonida ku sii jeeda Mombasa,kana timid Yemen, ja hor intaysan cillad farsamo kuqabsanin Badda, kadibna ku so ocaarisay Xeebta Degmadda Eyl.

 

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories