HomeWararDDEG DEG: Ciidamadda Itoobiya Oo Duqeeyay Deegaan Hoostaga Magaaladda Baladweyne

DDEG DEG: Ciidamadda Itoobiya Oo Duqeeyay Deegaan Hoostaga Magaaladda Baladweyne

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamadda Dowldda Somaaliya Oo garab ka helaya Kuwa itoobiya Iyo Al-shabaab ayaa ku dagaaamay Tuuladda Nuur Fanax oo 45km ku Jirta Magaalada Baladweyne. Khasaarahaka dhashay  ilaa hadda lama shaacinin. Warar kale oo ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya in diyaaradaha Helokabters-ka ay duqeeyen deegaanka Nuur Fanax oo hoostagta degmadda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Wixii […]

- Advertisement -

Ciidamadda Dowldda Somaaliya Oo garab ka helaya Kuwa itoobiya Iyo Al-shabaab ayaa ku dagaaamay Tuuladda Nuur Fanax oo 45km ku Jirta Magaalada Baladweyne.

Khasaarahaka dhashay  ilaa hadda lama shaacinin.

- Advertisement -

Warar kale oo ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya in diyaaradaha Helokabters-ka ay duqeeyen deegaanka Nuur Fanax oo hoostagta degmadda Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Wixii Kusoo Kordha Halkan Kala Soco:

Latest stories