HomeWararDEG DEG: Sargaal Ka Tirsanaa Ciidanka Boliiska Oo Lagu Dilay Xamar...

DEG DEG: Sargaal Ka Tirsanaa Ciidanka Boliiska Oo Lagu Dilay Xamar Jajab

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kooxo Ku hubeysanaa bastoolado ayaa goor dhaweyd Degmadda Xamar jajab ku toogtay Askari ka tirsanaa Ciidamadda boliiska soomaaliyeed islamarkaana la shaqeenayay police-ka INTER POL Sida uu Radio Dalsan u Xaqiijiyay Gudoomiyaha degmadda Xamar jajab. Gudoomiyaha ayaa sheegay in hadda uu baaritaan socdo balse Faahfaahinta oo  buuxda ay dib Ka bixin doonaan. Dhinaca kale warar kale […]

- Advertisement -

Kooxo Ku hubeysanaa bastoolado ayaa goor dhaweyd Degmadda Xamar jajab ku toogtay Askari ka tirsanaa Ciidamadda boliiska soomaaliyeed islamarkaana la shaqeenayay police-ka INTER POL Sida uu Radio Dalsan u Xaqiijiyay Gudoomiyaha degmadda Xamar jajab.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in hadda uu baaritaan socdo balse Faahfaahinta oo  buuxda ay dib Ka bixin doonaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale warar kale oo ay heshay Radio Dalsan ayaa sheegaya in Shaqsiga la dilay uu ka howlgali jiray Xarunta Madaxtooyadda.

Magaca Shaqsigaaasi la dilay ayaa Magaciisa lagu sheegay Aweys Maxamed Diiriye.

Dilka ayaa ka dhacay Xafadda Ansolooti Agagaarka Buundada Koowaad Ee Degmadda Xamar Jajab.

- Advertisement -

Wixii Kusoo Kordha Halkaan Kala Soco:

Latest stories