HomeWararGudoomiyihii Deegaanka Janaale Oo Lagu Gowracay Degaankaasi

Gudoomiyihii Deegaanka Janaale Oo Lagu Gowracay Degaankaasi

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Gudoomiyihii Deegaanka Janaale C/qaadir Ibraahim ayaa lagu waramayaa in xalay lagu gowracay deegaankaasii sida ay sheegeen dadka deegaanka. Ciidamadda dowladda ayaa hadda baaritaano ka wada deegaanka Janaale oo ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose. Maamulka uu hogaaminayay Masuulka la dilay ayaa la tilmaamay in si sax ah uusan uga howlgali jirin deegaankaasi. C/qaadir Ibraahim ayaa heestay […]

- Advertisement -

Gudoomiyihii Deegaanka Janaale C/qaadir Ibraahim ayaa lagu waramayaa in xalay lagu gowracay deegaankaasii sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Ciidamadda dowladda ayaa hadda baaritaano ka wada deegaanka Janaale oo ka tirsan gobolka shabeelaha Hoose.

- Advertisement -

Maamulka uu hogaaminayay Masuulka la dilay ayaa la tilmaamay in si sax ah uusan uga howlgali jirin deegaankaasi.

C/qaadir Ibraahim ayaa heestay dhalashada dalka Netherland.

 

Latest stories