HomeWararMaraykanka oo faahfaahiyey weerar ay Diyaaradaha Droneska la beegsadeen Alshabaab

Maraykanka oo faahfaahiyey weerar ay Diyaaradaha Droneska la beegsadeen Alshabaab

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Wargeyska The Los Angeles Times ee ka soo baxa dalka Maraykanka ayaa qoray inay Saraakiisha milliteriga Maraykanka faahfaahin kaa bixiyeen weerar aay Diyaaradaha Droneska isbuucii hore ka geysteen duleedka Degmadda Baraawe ee Gobalka Sh/hoose.

Mas’uuliyiin u hadlay Waaxda Gaashaandhiga Maraykanka ayaa u sheegay Wargeyska The Los Angeles Times inay duqeyntaasi ku dileen xubno ka tirsan Alshabaab.

- Advertisement -

Mas’uuliyiintaasi oo ka gaabsaday in magacooda la soo xigto ayaa sheegay inaysan Siyaasadda Maraykanka waxba iska beddelin, isla markaana ay sii wadi doonaan duqeymaha lala beegsanayo Dagaalamayaasha Alshabaab, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Dhinaca kale,  Wargeyska The Los Angeles Times ayaa qoray inay Diyaaradaha wax basaasa ee Maraykanka ururiyeen xog badan, oo horseeday inay  Ciiddanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku guuleystaan Hawlgalladdii ay isbuucii hore qaadeen.

AMISOM iyo ciiddanka Dowladda Federalka waxay toddobaadkii hore dagaallo la galeen Alshabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Goballadda Bay iyo Gedo,iyagoo la wareegay Degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor.

Latest stories