HomeWararDiyaaradaha Itoobiya oo Duqeeyay Gawaari Shacab Ay Saarnayeen

Diyaaradaha Itoobiya oo Duqeeyay Gawaari Shacab Ay Saarnayeen

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Diyaaradaha dagaalka Itoobiya ee Nooca Helicopterka ayaa duqeeyay Laba gaari oo siday Dad shacab ah oo ku sii jeeday Magaaladda Buurhakaba ee Gobolka Baay. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Tiradda dhimashada ay gaareyso 10 ruux oo shacab ah. Duqeyntasi waxa fuliyay Laba Diyaarad oo ay leedahay Dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Diyaaradaha dagaalka Itoobiya ee Nooca Helicopterka ayaa duqeeyay Laba gaari oo siday Dad shacab ah oo ku sii jeeday Magaaladda Buurhakaba ee Gobolka Baay.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Tiradda dhimashada ay gaareyso 10 ruux oo shacab ah.

- Advertisement -

Duqeyntasi waxa fuliyay Laba Diyaarad oo ay leedahay Dowladda Itoobiya.

Latest stories