HomeWararAlshabaab oo qarax la beegsatay gaari ay Boliska Kenya lahaayeen iyo Sarkaal...

Alshabaab oo qarax la beegsatay gaari ay Boliska Kenya lahaayeen iyo Sarkaal Bolis oo la la’ yahay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Saddex haween ayaa ku geeriyootay, lix kale oo Aaksr ahna wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay miino la kacday gaari ay Boliska Kenya leeyihiin, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab miino u dhigeen gaarigaasi. Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in gaari noociisu ahaa Land Cruiser miino kula qaraxday Deegaanka Bodhaay ee ka tirsan Laamu. Saraakiisha Boliska Kenya […]

- Advertisement -

Saddex haween ayaa ku geeriyootay, lix kale oo Aaksr ahna wey ku dhaawacmeen, kadib, markii ay miino la kacday gaari ay Boliska Kenya leeyihiin, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab miino u dhigeen gaarigaasi.

Warbaahinta dalkaasi ayaa sheegay in gaari noociisu ahaa Land Cruiser miino kula qaraxday Deegaanka Bodhaay ee ka tirsan Laamu.

- Advertisement -

Saraakiisha Boliska Kenya ayaa la sheegay inay ka soo socdaaleen Garissa si ay cunto uga soo iibsadaan Deegaanka Hindi ee Degmadda Lamu.

Taliyaha Boliska Lamu, Chrispus Mutali ayaa sheegay in la la’ yahay hal Sarkaal oo la socday gaariga, waxaana la tuhunsan yahay inay Dagaalamayaasha Alshabaab sii kaxaysteen qaraxa kadib.

Warar ayaa sheegayo inay Dagaalamayaasha Ashabaab iyo Boliska Kenya tacshiirado isku weydaarsadeen Deegaanka uu qaraxu ka dhacay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Xiriiriyaha Gobalka W/bari ee Kenya, Mohamoud Salah ayaa sheegay in uu qaraxu waxyeelo ba’an u geystay gaariga, wuxuuna ku dooday in la badbaadiyey Saraakiishii la socotay gaarigaas.

Latest stories