HomeWararIGAD oo ugu baaqday Maraykanka, Britain iyo dalalka kale inay xayiraadda...

IGAD oo ugu baaqday Maraykanka, Britain iyo dalalka kale inay xayiraadda ka qaadaan Xawaaladaha Soomaalida

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

War-murtiyeed uu Urur-gobaleedka IGAD ka soo saareen magaalladda Addis Abeba ayaa waxaa laga codsaday Dowladaha Maraykanka, Britain, Australia iyo kuwa kale ee walaacsan inay laalaan go’aankii hore ee ay ku xireen Xawaaladaha Soomaalida. War-murtiyeed waxa uu Ururka IGAD mar kale ku muujiyey walaaca xooggan ee ay ka qabaan khatarta dhinaca Samafalka iyo Ammaanka ee ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-murtiyeed uu Urur-gobaleedka IGAD ka soo saareen magaalladda Addis Abeba ayaa waxaa laga codsaday Dowladaha Maraykanka, Britain, Australia iyo kuwa kale ee walaacsan inay laalaan go’aankii hore ee ay ku xireen Xawaaladaha Soomaalida.

War-murtiyeed waxa uu Ururka IGAD mar kale ku muujiyey walaaca xooggan ee ay ka qabaan khatarta dhinaca Samafalka iyo Ammaanka ee ay sababtay go’aanka lagu xiray Xisaab-lacageedyadda Xawaaladaha Soomaalida.

- Advertisement -

IGAD waxay sheegeen inay soo dhaweynayaan in la dhiso  Golaha La-talinta ee Saamileyda Soomaalida iyo kan Xawaaladaha ee Heerka Gobal si ay ula socdaan Lacagaha Xawaaladaha Soomaalida.

War-murtiyeedka waxa uu u gu baaqday Dowladaha xubnaha ka ah IGD inay maamulaan, isla markaana taageeraan dadaalladda lagu doonayo in looga hortago Lacagaha Sharci-darradda lagu xawilayo.

Bayaankan ayaa so obaxay, kadib, markii Shir heer Wasiir oo looga hadlayey Xawaaladaha Soomaalida shalay lagu qabtay caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

- Advertisement -

Xigasho: IGAD

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts